Qaamuusle LogoQaamuusle

waxsoosaar

Magac lab
1
(dhaq.) Tirada wixii ka soo baxa warshadaha, beeraha, xoolaha, iwm.
2
(dhaq.) Natiijada waxqabad hawleed kasta. ld waxsoosaarid.