Qaamuusle LogoQaamuusle

saa

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

saa1
Falkaabe
1
Armaa, billaa, sow.
2
Sida tan.
saa2
Xiriiriye
1
Markaas; haddaba.
2
Maxaa-yeelay, waxay kunoqotay, sabab.