Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
yare
Falkaabe
Xoogaa, in yar.
Tusaale
“Wuu yare daalanyahay”
la mid ah:
yarehe.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: yar
Magac lab
2: yaraan
Magac lab
3: yaraansho
Magac lab ama dheddig
4: yarad
Magac lab
5: yarayn
Magac faleed dheddig
6: yarays
Magac lab
7: yaraysad
Magac lab
8: yaraysasho
Magac faleed dheddig