Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
yarayn1
Magac faleed dheddig
sidoo kale: yarays, yaraysiin.
yarayn2
Magac dheddig
Kiimika
Ogsijiin kasaaridda ama haydarojiin kudaridda loo geysto iskudhis. Guud ahaan, waxa la odhan karaa atam, molikuyuul ama ayoon wuu yaraaday ama yarayn baa ku dhacday marka uu helo elektaroono.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Yarayn-ta)
Intii hore ama sidii hore wax kadhimid; qaar ka reebid.