yar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
yar1
Magac labWiil da' yar.
Wadarta Magacan
-ryar, m.l
yar2
Magac dheddigGabar da'yar.
Wadarta Magacan
-ryar, m.l
yar3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Wax da'diisu yartahay ahaansho.
2
Wax tiradoo-da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan-sho.
Is-rogga falkan
-raa, -rayd; yaryar