Qaamuusle LogoQaamuusle

min

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

min1
Magac lab
1
Guri, aqal.
2
Ilmaggaleen, ilmasideen.
3
Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
Wadarta Magacan

-nan, m.l

min2
Falkaabe
Midkiiba.
Tusaale
Nimankan min kun shilin sii