Qaamuusle LogoQaamuusle

beeryaro

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

beeryaro1
Magac dheddig
1
Xubin uurkujirta ka mid ah, beerka u eg kase yar oo dhiigga wax ka samaysa.
2
Cudur beeryarada ku dhaca; sunbay; weled.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l

beeryaro2
Magac lab
Xubin ay leeyihiin lafdhabarleydu, oo ku yaalla caloosha dabadeeda, kaas oo asal ahaan ka samaysan nudo limfo oo isu tegey. Shaqadeeda waxa ka mid ah soo saaridda limfosaytyada iyo baabi'inta walxaha qalaad. Waxay u dhaqantaa sidii kaydiye unugyada cascas, waxaana ay joogteysaa wareeggooda tiro ahaaneed.
Wadarta Magacan

c.daaw.