Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dawaad
Magac dheddig
1
Khad.
2
Weelka khadda lagu shubto.
3
Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: da'weyn
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
2: da'weynaan
Magac faleed dheddig
3: da'weynaansho
Magac lab ama dheddig
4: da'weyni
Magac dheddig
5: daw
Magac lab
6: dawaaf
Magac lab
7: dawaafi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: dawaafid
Magac faleed dheddig