Qaamuusle LogoQaamuusle

daw

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

daw1
Magac lab
1
Waddo, dariiq; jid.
2
Wax habboon ama xaq ah. ld dow.
Wadarta Magacan

-wyo, m.dh

daw2
Magac labJuqraafi
Meel gaaban lagana gudbi karo ee buuro is haysta oo hakiya dhaqaaqa.
Wadarta Magacan

-yo, m.dh

daw3
Magac dheddig
Ceelal badan oo isku meel ku yaalla.