Qaamuusle LogoQaamuusle

guddoon

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

guddoon1
Magac lab
1
Go'aan.
2
Maamul guddoomiye madax ka yahay.
guddoon2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax aqbalid.
2
Wax qaadasho.
Is-rogga falkan

-oomay, -oontay; -oomi