Qaamuusle LogoQaamuusle

qurdo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qurdo1
Magac lab
Xaniinyo.
qurdo2
Magac dheddig
1
Gabadh madaxa ka xiiran oo yuul ah.
2
Q. ah: ri' dhego yaryar oo foolxun.