mindhicir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mindhicir1
Magac labXuub uurkujirta qaarkeed haya, siiba xiidanka yaryar, sida uu u badanyahay.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
mindhicir2
Magac labCilmiga-naflaydQayb ka mid ah dheefmareenka oo ka hoosaysa caloosha. Shaqooyinkeeda ugu waaweynina waxa weeye dhammaystirka dheefshiidka cuntada caloosha ka timaada, nuugista milannada cuntada, nuugista biyaha iyo soo saaridda.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh