maaliki
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maaliki1
Magac labDiintaQofka mad'habta maalikiyada haysta; maalikiyadu waxay ka midtahay afarta mad'habood oo waa weyn oo Islaamka, waxaana asaasay Imaam Maalik (715-795 M.).
maaliki2
Magac dheddigDiintaAfarta mad-habood oo waaweyn ee diinta Islaanka mid ka mid ah.