baritaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baritaar1
Magac labXoogga lagu taakuleeyo, qof meel sare oo aan sallaan lahayn fuulaya.
baritaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof si uu u fuulo meel sare aan sallaan lahayn xoog taakuleeya siin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay