Qaamuusle LogoQaamuusle

haqad

Magac lab
1
Cad yar, beer ka mid ah oo qof maalin fali karo.
2
la midka ah (ld):
hardafin haqasho
3
Qarar dhaadheer oo xeebaha ku yaal.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh