Qaamuusle LogoQaamuusle

jeeqaaq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jeeqaaq1
Magac lab
1
Daymo dhinac wax loo dayo.
2
Rajayn wax la rajeeyo.
jeeqaaq2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax rajayn.
2
Dhinac wax u dayid.
Is-rogga falkan

-qay, -qday