Qaamuusle LogoQaamuusle

gaafmeer

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gaafmeer1
Magac lab
1
Socodka uu qof sameeyo isaga oo iska ilaalinayo in ay cidi aragto; kormeer; afmeer.
2
la midka ah (ld):
gaafmeerid
ld gaafammeer¹, gaafwareeg¹
gaafmeer2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Meel cidla ah socosho iyada oo layska ilaalinayo dad; kormeerid; afmeerid. ld gaafammeer², gaafwareeg².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay