Qaamuusle LogoQaamuusle

madmad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

madmad1
Magac lab
1
Hilib qurmay oo googo'ay.
2
Hilib aad loo karshay, karshin.
3
Dhar aad u gaboobay oo marka la taabto dildilaaca.
madmad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax qurmay oo googo'ay noqosho (hilib).
2
Wax aad loo karshay noqosho (hilib).
3
Wax gaboobay oo googo'ay noqosho (dhar).
Is-rogga falkan

-day, -dday