Qaamuusle LogoQaamuusle

madoorsoome neef

Magac labFiisikis
Madoorsoomaha ku jira isle'egta neefta caalamiga ah (eeg heerarka neefta). Waxa uu leeyahay qiimaha 8.31434 JK -1 mol -1.
Wadarta Magacan

-mayaal ..., m.l/dh