Qaamuusle LogoQaamuusle

gaaggax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gaaggax1
Magac lab
1
Marka neef godlani wax gansado (qoonsado) oo caanuhu ku cararaan; godolnaqsi.
2
la midka ah (ld):
gaaggixid
gaaggax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax².
Is-rogga falkan

-xay, -xday; -gixi