Qaamuusle LogoQaamuusle

magacow

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

magacow1
Magac lab
1
Qof magiciisa oo loogu yeero.
2
Qof darajo iyo madaxnimo lagu meeleeyo.
3
la midka ah (ld):
magacaabid
magacow2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Nafley u yeerid.
2
(f.mg) U m. cid wax mas'uuliyaddooda u dhiibid.
Is-rogga falkan

-caabay,-cawday; -caabi