Qaamuusle LogoQaamuusle

gaafo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gaafo1
Magac lab
1
Waqti dheer.
2
Miileysi; kaltan.
gaafo2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Bawdyo kala fogeyn (hal).
2
U g.: wax qabashadooda isu diyaarin.
3
U g.: wax baajintooda isku hawlid.
4
Ku g.: wax dhan walba ka marid.
Is-rogga falkan

-ftay, -fatay