ferdibax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ferdibax1
Magac labIyadoo ruuxaan la adeegsanayo qof wax ka dahsoon loo sheego.
ferdibax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU f.: ruuxaan isku soo dejin si qof wax ka dahsoon loogu sheego.
Is-rogga falkan
-xay, -xday