fered
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fered1
Magac lab1
Wax wanaagsan oo khayr leh.
Tusaale
“Fered Alla ha kuu furo”
2
Inkaar, habaar.
fered2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof inkaar la helid.
Is-rogga falkan
-rday, -redday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-rday, -redday