Qaamuusle LogoQaamuusle

feker

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

feker1
Magac lab
1
Garasho.
2
Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar¹, fikir¹.
Wadarta Magacan

afkaar, m.dh

feker2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Fikrad raadin.
2
Wax maan ku hayn. ld fakar², fikir².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay