Qaamuusle LogoQaamuusle

jeer

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jeer1
Magac lab
1
Goor; Waqti; Ammin.
2
J.ma: goorma?
jeer2
Magac dheddigCilmiga-naflayd
Naasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor lahayn, lugo gaagaaban oo ku nool webiyada Afrika.