Qaamuusle LogoQaamuusle

lugduub

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

lugduub1
Magac lab
1
Fuulidda faras si deg deg ah loo fuulo.
2
Si habaysan oo lugaha loo rogrogo marka ciyaar la tumayo. ld lugduubid.
lugduub2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Faras si degdeg ah u fuulid.
2
Ciyaar si habaysan lugaha u rogrogid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay