Qaamuusle LogoQaamuusle

argaggax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

argaggax1
Magac lab
1
Naxdin iyo cabsi weyn o qofka degganaanta ka lumisa.
2
la midka ah (ld):
argaggixid
argaggax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Naxdin iyo cabsi weyn oo qofka degganaanta ka lumiya la kulmid (qof).
Is-rogga falkan

-xay, -xday; -gixi