Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xamil
Magac lab
1
Haragga indhaha ku rogan oo dhawra.
2
Rar; qaad.
3
Daah sumalka caloosha lagaga xiro, si uusan idaha u saaran.
4
la midka ah (ld):
xamli
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xamaal
Magac lab
2: xamaali
Magac lab
3: xamaalid
Magac dheddig
4: xamaalinnimo
Magac dheddig
5: xamaamo
Magac dheddig
6: xamaan
Magac dheddig
7: xamaar
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
8: xamaarad
Magac lab