danseeg
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
danseeg1
Magac labWax aan faa'ido lahayn ee qof waqti ku dhaafo. ld danseegid.
danseeg2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof, wax aan faa'ido lahayn waqti ku lumin.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-gay, -gtay