qanjirbarar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qanjirbarar1
Magac labQanjirka oo jirro awgeed barara. ld qanjirabarar.
qanjirbarar2
Magac labDaawoHalaamacoodka qanjirrada liinfada kuwaas oo barara, xanuun yeesha ayna adkaadaan xaaladaha qaarkood waa hallaamacood muddo dheer (cronica) sida qanjibararka ka yimaada cudurka qaaxada, inta badanse waa cudur muddo gaaban (acuta) oo ku kooban meel jirka ka mid ah oo u dhow addin dhaawacan.