dani
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dani1
Magac labQof mas'uul ka ah baabuur, bas iwm. ld deni.
dani2
Magac dheddigGeed weyn, ciinka iyo dharkeenka ay isku bahyihiin oo ceelasha, guryaha, waraha iwm deyr looga dhigo; dano.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay