Qaamuusle LogoQaamuusle

aayo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

aayo1
Magac lab
la midka ah (ld):
aayatiin
aayo2
Magac dheddig
1
Afo waxa ay u tahay carruurta ninkeedu ka dhalay naag kale.
2
Haweeney qof abtigii ama adeerkii qabo.
3
Qof waxa ay u tahay hooyadiis walaasheed; habaryar. ld aaye.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l