Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aayad
Magac dheddig
1
Akhriska ama qoridda quraanka inta u dhexeysa laba joogsi.
2
Wax aan hore loo arki jirin oo yaab leh; mucjiso.
Wadarta Magacan
-do, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aayakatalin
Magac dheddig
2: aayakatashi
Magac lab
3: aayar
Magac dheddig Falkaabe
4: aayatiin
Magac lab
5: aayaxumaan
Magac faleed dheddig
6: aayaxumaansho
Magac lab ama dheddig
7: aayaxumi
Magac dheddig
8: aayaxumo
Magac dheddig