filig
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
filig1
Magac lab1
Qalab yar oo inta sun lagu shubo cayayaanka lagu buufiyo.
2
Sun hoore ah oo cayayaanka lagu buufiyo.
filig2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax nidaamsanaa kala daadin.
2
Wax iska filqid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay