talmas
Magac labCilmiga-naflayd
Qayb ka tirsan maskax-horaadka lafdhabarleyda oo ku taalla aybotalamaska korkiisa. Waxay wararka dareenka u gudbisaa lakabyaga maskax horaadka, waxa kale oo ay ku shuqul talo leedahay u beddelidda gujooyinka dareemo wacyi leh.
Wadarta Magacan
-syo, m.dh