Qaamuusle LogoQaamuusle

tamiin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

tamiin1
Magac lab
Mar; kol. ld tamin.
tamiin2
Magac dheddig
Tiro isdhaaf ah oo loo istic-maalo faalka.