tamar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tamar1
Magac dheddigla midka ah (ld):
tabar
tamar2
Magac dheddigFiisikisSummad: E. Astaanta qabashada hawl. T.ta waxay leedahay dhawr qaab, waxana lagu cabbiraa juul (J) (eeg t. keyd iyo t. socod). ld tabar.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay