aas
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aas1
Magac lab1
Xabaalidda meydka; ld aasid.
2
Marka aasku madoobaado: waqtiga qorraxdu dhacdo ee iftiinkeeda la waayo; himhiimow, cilcillow.
aas2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax dhulka ku xabaalid (dad dhintay); duugid.
Is-rogga falkan
-say, -stay