aasan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aasan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax cidi aastay noqosho.
Is-rogga falkan
-smay, -sanaty; -smi
aasan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la aasay ahaansho.
Is-rogga falkan
-snaa, -snayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-smay, -sanaty; -smi
-snaa, -snayd