Qaamuusle LogoQaamuusle

laakiin

XiriiriyeNaxwe
Erey xiriiriya laba tixood oo ulajeeddooyinkoodu is diiddanyihiin; illowse, ha ahaatee, hase yeeshee.
Tusaale
Waxaan ku iri wax ma haysto, laakiin ima aadan rumaysan
la mid ah:walaakiin.