Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
maasha
Xiriiriye
Naxwe
Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab.
Tusaale
“Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”
la mid ah:
maansha.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: maab
Magac lab
2: maaci
Magac dheddig
3: maacuun
Magac lab ama dheddig urur
4: maad
Magac dheddig
5: maadaama
Xiriiriye
6: maadad
Magac lab
7: maadasho
Magac faleed dheddig
8: maaddaama
Xiriiriye