Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xasanaad
Magac lab
1
Camal wanaagsan oo loo falo ka raalinimada Eebbe in lagu gaaro.
2
Abaalgud lagu helo camal wanaagsan oo la sameeyo.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xas
Magac lab
2: xasaagaysasho
Magac faleed dheddig
3: xasaagaysi
Magac lab
4: xasaagayso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
5: xasaago
Magac dheddig
6: xasaasi
Magac lab khabar
7: xasad
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
8: xasarad
Magac dheddig