Qaamuusle LogoQaamuusle

oodan

4 Qaab ayuu ereygan leeyahay

oodan1
Magac lab
1
Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan.
2
Bawdka beerta.
3
Meel dhir badan leh oo mariddeedu dhibtahay.
4
la midka ah (ld):
oodmid
oodan2
Magac dheddig
Ciyaarta shaxda oo aan meel laga soo galo lahayn.
oodan3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax xirmay noqosho (albaab, xero iwm).
2
Arrin, hadal iwm wax naan meel haysan noqosho.
Is-rogga falkan

-dmay, -dantay; -dmi

oodan4
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Xero wax la ooday ahaansho.
2
Qof aan waxba la dhacsiin karin ahaansho.
Is-rogga falkan

-dnaa, -dnayd