dalow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dalow1
Magac lab1
Wadaan ramal ah; baaldi.
2
Haadaan ama meel dheer oo hoobad ah; deli.
3
Qof dalkiisii dhibaato awgeed uga cararay ee meel kale degaansada.
4
la midka ah (ld):
dalaabid
Wadarta Magacan
-wyo, m.dh
dalow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof dalkiisii ku dhibaatooday, dal kale iska aadid.
Is-rogga falkan
-laabay, -lawday; -laabi