dalxiis
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dalxiis1
Magac lab1
Tegidda meel la tago iyadoo looga danleeyahay raaxeysi iyo daawasho.
2
D. ah: qof meel tamashle iyo raaxeysi u jooga.
dalxiis2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMeel tamashle iyo raaxeysi ku tegid.
Is-rogga falkan
-say, -stay