beeg
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
beeg1
Magac lab1
la midka ah (ld):
beegmo
Raashinka la cuno, sida badarka, sonkorta, timirta iwm cabbirkooda
2
la midka ah (ld):
beegid
beeg2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Suus, madaal, shood iwm wax ku miisid.
2
Ku b.: wax, wax kale ku toosi.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay