Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
roob
Magac lab
Fiisikis
Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana soo da'a ka jeed daruuraha, waxaana sameeya qaboob-ka xarfadka ku dhaca uumi biyoodka gibilka.
Wadarta Magacan
-bab, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: roob-deyreed
Magac lab
2: roob-gu'eed
Magac lab
3: roob-ka-jeed
Magac lab
4: roobabbow
Magac lab
5: roobban
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: roobbanaan
Magac faleed dheddig
7: roobbanaansho
Magac lab ama dheddig
8: roobbeeg
Magac lab