dalab
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dalab1
Magac labCodsi ballanqaad leh oo cid wax lagu weyddiisto.
Wadarta Magacan
-byo, m.dh
dalab2
Magac dheddigQallooc yar oo lugaha gala oo labada law isu soo dhawaadaan.
Wadarta Magacan
-lbo, m.l
dalab3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCodsi ballanqaad leh oo wax lagu weyddiisanayo sameyn.
Is-rogga falkan
-lbay, -labtay; -lbi