Qaamuusle LogoQaamuusle

dalambaabbi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dalambaabbi1
Magac lab
1
D. ah: socod qofku hadba dhan u ciirayo tabar darro awgeed.
2
la midka ah (ld):
dalambaabbiyid
dalambaabbi2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
Tabardarro awgeed, socod hadba dhan loo ciirciirayo socosho (qof).
Is-rogga falkan

-iyay, -iday/-isay; -iyi